Twitter | Search | |
Shakir Essa
Shakir Essa is the somali news broadcaster/journalist/digital media creator, all views are my own,
17,736
Tweets
1,783
Following
5,127
Followers
Tweets
Shakir Essa 7h
Shiine culay ciyaalo tuulo reer gobol lee ahayde Magaalo muxuu ka kasaa
Reply Retweet Like
Shakir Essa 7h
Maalin walba waxa laguu soo sheegayaa dhimashadiisa' qof aad u qiimo badnaa Dadka xun ee karaahiyada ka samaysan hore uma dhintaan,
Reply Retweet Like
Shakir Essa 8h
Reply Retweet Like
Shakir Essa 9h
“If you add Saudi Arabia’s military budget to all their allies, all these gulf sheikdoms that surround Saudi Arabia, they spend eight times more on military than Iran, so they’re more than capable I think of holding off Iran..."
Reply Retweet Like
Shakir Essa 21h
Saudi Arabia oo qaylo dhaan u dirsatey Pakistan
Reply Retweet Like
Shakir Essa 23h
Fartuun balbalaarka waxa ku dhaliyey imaanshaha Hargeysa, qof hargeysa jooga ayaa la hadlay oo isaga dhigay muuse biixi,. Wuxuu ku yidhi: madaxtooyoda ayaan kugu soo dhawayn waxaan ahay madaxweynaha, fadhiga ayaanu kaaga kici doonaa
Reply Retweet Like
Shakir Essa Sep 18
Somalida Top10 list series ayaan idinla wadaagi doonaa, Tusaale ahaan: 10 hablood ee wariyeyaasha ah ee ugu foosha xun, 10ka hablood ee wariyeyaasha ah ee ugu quruxda badan, 10ka sheekh ee ugu caansan somalida...
Reply Retweet Like
Shakir Essa Sep 18
Reply Retweet Like
Shakir Essa Sep 18
Daawo qosolkii dunida: Sida loo shukaansado Hablaha magaalooyinka Muqdisho hargeysa bosaaso Jigjiga garowe baladweyne baydhabo. Iyo kalmadaha ugu horeeya ee looga bilaabo
Reply Retweet Like
Shakir Essa Sep 18
Cumar maxamuud dekedii ee uu Gaas u dhagax dhigay, Ayuu hadana maanta denni dhagax dhigay, kkkkkkkkk Naga cilmi badan been iyo faan la isla yaqaaaan ayaa ka socda meesha
Reply Retweet Like
Shakir Essa Sep 18
Reply Retweet Like
Shakir Essa Sep 17
Reply Retweet Like
Shakir Essa Sep 17
Saaka waxa xadhiga laga jaray afar mashruuc oo kala ah:- 1. Wadada Xaafada magaalo cad 2 km 2. Wadada Ganacsiga ee Oomaar 2.5 Km 3. Saldhiga Ciidanka Birmadka ee Batalaale 4. Shan gaadhi oo qabaalo ah oo lagu wareejiyay Ciidanka Bilayska Somaliland. #2019 projects
Reply Retweet Like
Shakir Essa Sep 17
Qowda maqashii waxna ha u qaban
Reply Retweet Like
Shakir Essa Sep 17
Reply Retweet Like
Shakir Essa Sep 16
Nokia N9 pire view, 6 or 5 camera's, 60MeGa Pixe Front camera 25MeGa Pixell
Reply Retweet Like
Shakir Essa Sep 16
Iyadoo yar ayaanu friend's ku noqonay facebook, Hadana caawa cunugeediibaa facebook i soo codsaday,
Reply Retweet Like
Shakir Essa Sep 16
Reply Retweet Like
Shakir Essa Sep 16
Jacaylkii Uu Yemen Uga Soo Hayaamay, Ayaa Ku Khasbay In Uu Dhar Dumar Ku Lebisto. Ninkan aad sawirkiisa arkaysaan, waxaa lagu magacaabaa Yemeni Sheekh Cumar, waana wiil dhalinyaro ah oo 22 jir ah, waxa uu...
Reply Retweet Like
Shakir Essa Sep 15
U.S. has spent $6 trillion on wars that killed 500,000 people since 9/11, a report says
Reply Retweet Like