Twitter | Search | |
Horseed Media
Horseed is a leading independent Somali news organization, providing the latest news and analysis, from and International - RTs not endorsements!
12,287
Tweets
483
Following
9,969
Followers
Tweets
Horseed Media 17h
Gaalkacyo: Dad ka banaanbaxay xukun lagu riday ganacsade hore via
Reply Retweet Like
Horseed Media 17h
Duqeymo ka dhacay Gaza iyo Xamaas oo gantaalo ku riday Israel via
Reply Retweet Like
Horseed Media 17h
Sacuudiga oo ogolaaday Codsiga Xuuthiyiinta ku xireen wadahadalka via
Reply Retweet Like
Horseed Media 17h
Erdogan oo ku cadaadinaya reer Galbeedka tilaabo ka dhan ah Sacuudiga via
Reply Retweet Like
Horseed Media 18h
Ethiopia: In kabadan 60 sarkaal oo xabsiga loo taxaabay via
Reply Retweet Like
Horseed Media 18h
Dagaal u dhaxeeya Ururka Alshabaab oo ka dhacay degmada Jilib. via
Reply Retweet Like
Horseed Media Nov 12
Ciidamada Israel oo weerar ka geystay gudaha Marinka Gaza via
Reply Retweet Like
Horseed Media Nov 12
Muqdisho: Isbedel lagu sameeyay saraakiil iyo taliyayaal ciidan via
Reply Retweet Like
Horseed Media Nov 11
Madaxweyne Farmaajo oo kulan degdeg ah isugu yeeray saraakiisha Amniga Qaranka. via
Reply Retweet Like
Horseed Media Nov 11
Madaxweyne Gaas oo markale eedeyn u jeediyay dowlada Federaalka via
Reply Retweet Like
Horseed Media Nov 11
Xuska sanadguuradii 100aad ee dagaalkii 1aad ee Dunnida oo ka dhacay Paris, France via
Reply Retweet Like
Horseed Media Nov 11
Magaaladii ay Jannada (Paradise) u bixiyeen ee isu bedashay Naar! Sawiro via
Reply Retweet Like
Horseed Media Nov 10
Wasiirada Maaliyadda iyo Gaashaandhiga Somalia oo kawada xaajooday arimaha mushaharaadka ciidamada via
Reply Retweet Like
Horseed Media Nov 10
Madaxweynaha Somaliland oo isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada via
Reply Retweet Like
Horseed Media Nov 10
Booliska Australia oo faahfaahin ka bixiyay weerarkii ka dhacay Melborne via
Reply Retweet Like
Horseed Media Nov 10
Shirkii Sadex gesoodka ahaa ee u dhaxeeyay wadamada Ethopia, Somalia iyo Eritrea oo war saxaafadeed laga soo saaray. via
Reply Retweet Like
Horseed Media Nov 9
Laba qarax oo is xiga oo aad u weyn ayaa ka dhacay gelinkii danbe ee maanta magaalada Muqdisho, qaraxyadan ayaa ka dhacay aaga KM4, nawaaxiga Hotel Saxafi iyo weliba xarunta CID ayaa geystay khasaaro baaxadleh
Reply Retweet Like
Horseed Media Nov 9
Deg-deg: Qaraxyo waaweyn ayaa ka dhacay agagaarka KM4 ee magaalada Muqdisho via
Reply Retweet Like
Horseed Media Nov 9
Farmaajo, Afwerki iyo Abiye oo ka wadahadlaya qaadista Cunaqabateynta hubka! via
Reply Retweet Like
Horseed Media Nov 9
Ethiopian Airlines oo duulimaadkii ugu horeeyey ka bilowday Muqdisho via
Reply Retweet Like