Abdirahman O. Osman Jun 13
Madaxwware Farmaajo ayaan siinay warbixin ku saabsan waxqabadka iyo qorshaha maamulka G/Banaadir. Madaxweynaha ayaa nagu bogaadiyey doorka muuqda ee aan ka qaadano Horumarka, Barnaamijka IsXilQaan ee dib loogu dhisayo dalka, Arrimaha Bulshada iyo Horumarka Dhaqaalaha