Twitter | Search | |
Abdirahman O. Osman
Mayor of Mogadishu & Governor of Benadir Region, former Ministers of Info, Treasury, Spokesperson to Govt, Snr Adv to President/PM, worked 14 yrs UK local Govt
13,559
Tweets
2,588
Following
167,695
Followers
Tweets
Abdirahman O. Osman 11m
Dhexjooga dhalinyarada ayaa noo ah sharaf iyo karaamo iyo rajada mustaqbalka dalka
Reply Retweet Like
Abdirahman O. Osman 2h
Allaha u naxariisto Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise (Sangub) oo waxuu ahaa rugcadaa taariikhda Soomaaliya kaalin weyn ku lahaa
Reply Retweet Like
Abdirahman O. Osman 21h
Mayor of Mogadishu Hails The New USAID Mission In Somalia As An Essential And Timely Milestone Mogadishu, 17 June 2019-- H.E Abdirahman Omar Osman (Eng Yarisow), the Mayor of Mogadishu & the Governor of Benadir...
Reply Retweet Like
Abdirahman O. Osman 23h
Dhalinyarada Degmada Waaberi oo horumarka Caasimada Muqdisho kaalin weyn ka qaata ayaa maanta muujiyey sida ay ugu faraxsanyihiin horumarka dalka
Reply Retweet Like
Abdirahman O. Osman Jun 17
Galabta waxaan Degmada Waaberi ku soo gabogabeynay tartan ciyaaraha kubadda Cagta oo ay dhalinyaradu ku soo bandhigeen ciyaar xiiso leh
Reply Retweet Like
Abdirahman O. Osman Jun 17
Waa nasiib daro ah in Xil Ahmed Moallim Fiqi uu dhibsado shirarka Sugida Amniga Caasimada sida ka muuqata fariintiisa hoose. Qaswade waa kan ku farxa Qaraxa oo dhibsada dadaalada Amniga sida Fiqi oo kale. Allaha soo hanuuniyo si uu arko horumarka Caasimada
Reply Retweet Like
Abdirahman O. Osman Jun 17
Yaa igu diiday inay galabta Waaberi ka shidneyd?
Reply Retweet Like
Abdirahman O. Osman Jun 16
Maamulka G/Banaadir waxaa ka go'an in xirfada iyo aqoonta shaqaalaha kor loo qaado si bulshada loogu adeego
Reply Retweet Like
Abdirahman O. Osman Jun 16
Shirka Amniga Caasimada waxaan caawa ku qabsanay xarunta Degmada Shibis iyadoo warbixin laga dhageystay Guddiga kormeerka iyo Qiimeynta oo maalin walba soo kormeera degmooyinka. Waxaana la isla gartay dardargelinta fulinta Qorshaha Amniga
Reply Retweet Like
Abdirahman O. Osman Jun 16
Waxaan maanta daahfuray tababar 10 cisho soconaya oo 85 howlwadeenada Maamulka G/Banaadir ay ku baranayaan Hogaaminta & Maamul Wanaaga. Waxaan xooga saarnay kordhinta xirfada iyo aqoonta shaqaalaha si shacabka loogu adeego
Reply Retweet Like
Abdirahman O. Osman Jun 16
Waxaan kormeer shaqo ku tagey Degmada HowlWadaag oo aan kulan isla xisaabtan ah la yeeshay Golaha Deegaanka ee Degmada, isla markaasna kormeeray dhismaha ka socda xaruntii Degmada iyo waddo dayactir xoogan lagu sameeyey
Reply Retweet Like
Abdirahman O. Osman Jun 15
Dhiirigelinta dhalinyarada iyo awoodsiintooda waa muhiim. Maamulka G/Banaadir waxaa ka go'an u adeega shacabka iyo ku dhexjirkooda
Reply Retweet Like
Abdirahman O. Osman Jun 14
Waxaan Caawa kulan dheer la qaatay Guddiga qabanqaabada maalmaha xoriyada ee 26ka Juun, 27ka Juun iyo 1da Luulyo, iyadoo la diyaariyey Qorshihii oo dhameystiran
Reply Retweet Like
Abdirahman O. Osman Jun 14
Galabta waxaan Degmada Kaaraan ku soo gabogabeynay tartan u dhaxeeyey 16 koox dhalinyaro ah. Maamulka G/Banaadir waxaa ka go'an dhiirigelinta dhalinyarada iyo awoodsiintooda. Galabta Kaaraan bey ka shidneyd
Reply Retweet Like
Abdirahman O. Osman Jun 14
Beesha Caalamka ayaan u bandhignay waxqabadka Maamulka G/Banaadir iyo qorsheyaasha aan ku horumarineyno Caasimada Muqdisho
Reply Retweet Like
Abdirahman O. Osman retweeted
Villa Somalia Jun 13
Madaxweyne oo ka dhegeystay Guddoonka iyo Hawlwadeennada Gobolka Banaadir warbixin ku saabsan waxqabadkooda iyo qorshaha maamul ayaa ku bogaadiyey doorka muuqda ee ay ka qaadanayaan Barnaamijka Isxilqaan ee dib loogu dhisayo dalka.
Reply Retweet Like
Abdirahman O. Osman Jun 13
Madaxwware Farmaajo ayaan siinay warbixin ku saabsan waxqabadka iyo qorshaha maamulka G/Banaadir. Madaxweynaha ayaa nagu bogaadiyey doorka muuqda ee aan ka qaadano Horumarka, Barnaamijka IsXilQaan ee dib loogu dhisayo dalka, Arrimaha Bulshada iyo Horumarka Dhaqaalaha
Reply Retweet Like
Abdirahman O. Osman Jun 13
Waxaan ku faraxsanahay inaan Muwaadin Eng Cali Maxamed Baare aan gurigiisa ku wareejinay. Labo X. Booliis ah ayaa guriga heystay oo horey u diiday inuu ka baxo guriga ayaa maanta la xiray isagoo loo gudbinayo Maxkamada. Caddaalad iyo Sinnaan baa na wada deeqda iyo Dowladnimo
Reply Retweet Like
Abdirahman O. Osman Jun 13
Shirka Amniga Caasimada Muqdisho ee xalay waxaa nagu soo kormeeray Ra'iisul Wasaaraha JFS oo nagu dhiirigeliyey dadaalka iyo hirgelinta Qorshaha Amniga Caasimada
Reply Retweet Like
Abdirahman O. Osman retweeted
Aid Coordination Unit Jun 12
Engaging discussions at the SDRF SC today. Somali partnership forum, Electoral progress and Somali Women convention n others discussed. Reintegration 4 Children Formerly Associated with Armed Forces & Dvpt of Electoral Mgt and Dispute Resolution Centre – projects Endorsed.
Reply Retweet Like