Twitter | Search | |
Villa Somalia
Official twitter channel for President Mohamed Abdullahi Farmajo’s office.
3,530
Tweets
15
Following
521,934
Followers
Tweets
Villa Somalia retweeted
Abdinur Mohamed Oct 18
“Dhammaan halyeeyadii naftooda u huray xornimada dadka Soomaaliyeed waxa ay naga mudan yihiin maamuus iyo duco.” Madaxweyne
Reply Retweet Like
Villa Somalia retweeted
Mohamed Farmaajo Oct 18
I was proud to lead our nation today in restoring our historic monuments of Sayidka, Dhagah-tur, Hawo-Tako, Ahmed Gurey and . These figures are the pride of all of our generations. Safeguarding our history reminds us of our historic journey and inspires our future.
Reply Retweet Like
Villa Somalia Oct 18
We'll be glad to witness that with you alongside H.E President during the launch of 5 newly rebuilt monuments to fulfill the dreams held by amazing citizens like you. Restoration of our historic monuments is surely a protection of the pride of our nation.
Reply Retweet Like
Villa Somalia retweeted
Abdinur Mohamed Oct 17
Unity in state building and service delivery to safeguard the future of . H.E President and H.E PM are a partnership for success. 16.10.19 | .
Reply Retweet Like
Villa Somalia retweeted
Dr Abdirahman Beileh Oct 16
Held fruitful meetings with team led by in Washington today during the Annual Meetings. We agreed is working hard in its successful reform journey. We are committed to working with the Bank on Somalia's development going forward. Partnership!
Reply Retweet Like
Villa Somalia retweeted
Abdinur Mohamed Oct 16
Madaxweynaha JFS Mudane ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha dalalka Sweden iyo Talyaaniga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Staffan Tillander iyo Alberto Vecchi.
Reply Retweet Like
Villa Somalia Oct 16
H.E President receives credentials from Ambassadors; H.E Staffan Tillander of Sweden 🇸🇪 and H.E Alberto Vecchi of the Republic of Italy 🇮🇹 to the Federal Republic of at to further strengthen our long-term mutual interest and common progress.
Reply Retweet Like
Villa Somalia Oct 14
يهنئ فخامة الرئيس محمد عبدالله فرماجو أخيه السيد قيس سعيد وذالك بفوزه في متمنيا له السداد والتوفيق في قيادة دولة الشقيقة حكومة وشعبا. و أكد فخامته حرصه الكامل على العمل معا لتقوية أواصر الأخوة والمحبة والتعاون التي تربط بين الشعبين والبلدين الشقيقين.
Reply Retweet Like
Villa Somalia retweeted
Hassan Ali Khaire Oct 12
Reply Retweet Like
Villa Somalia retweeted
Mohamed Farmaajo Oct 11
I sincerely congratulate H.E Abiy Ahmed Ali on his success this year. He is a deserving winner and I have enjoyed working with him on strengthening regional cooperation. Congratulations PM Abiy.
Reply Retweet Like
Villa Somalia Oct 10
Replying to @TheVillaSomalia
Munaasabaddan waxaa ka soo qeyb galay Madaxweyneyaasha dalalka Uganda Mudane Yoweri Museveni, Kenya Mudane Uhuru Kenyatta, Koonfurta Suudaan Mudane Salva Kiir Mayardit, Raiisul Wasaaraha dalka Suudaan Mudane Cabdalla Xamduuk iyo wufuud kale oo ka socotay dalalka Gobolka.
Reply Retweet Like
Villa Somalia Oct 10
Replying to @TheVillaSomalia
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa soo bandhigay sida dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay uga go’an tahay in ay kula tartamaan dalalka Gobolka horumarka iyo wax wada-qabsiga, isagoona adkeeyey in ilaalinta daris wanaagga ay fure u tahay xoojinta xiriirrada laba geesoodka ah.
Reply Retweet Like
Villa Somalia Oct 10
Replying to @TheVillaSomalia
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dalalka Gobolka ay ka faa’iideysan karaan fursadaha ganacsi iyo maalgashi ee ay hodan ku tahay Soomaaliya, waxa uuna xusay in cimilada dalkeenna iyo bilicdiisuba ay horseedayso in ay ku soo hirtaan dalxiiseyaasha heer Gobol iyo kuwa caalamiga ah.
Reply Retweet Like
Villa Somalia Oct 10
Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyey furitaanka Beerta Midnimada oo ah mashruuc dalxiis oo laga hirgeliyey Itoobiya ayaa sheegay in fududeynta isu-socodka iyo duulimaadyada tooska ah ee Soomaaliya & Itoobiya ay saameyn wanaagsan ku yeesheen iskaashiga ganacsi ee labada dal.
Reply Retweet Like
Villa Somalia Oct 10
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, waxaana Garoonka Diyaaradaha ee Bole si diirran ugu soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Axmed.
Reply Retweet Like
Villa Somalia Oct 10
Madaxweynaha JFS Mudane oo darajada Sarreeye Guuto u dalacsiiyey Maxamed Cali Bariise iyo Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa wareegto ugu magacaabay in ay noqdaan Taliye Kuxigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Taliyeha Ciidanka Lugta sida ay u kala horreeyaan.
Reply Retweet Like
Villa Somalia Oct 9
Replying to @TheVillaSomalia
Madaxweynaha jamhuuriyadda ayaa adkeeyay difaacidda midnimada, madaxbannaanida iyo ilaalinta xuduudaha dhulka, badda iyo cirka Soomaaliya, isaga oo xusay in xiriirka Dowladda Soomaaliya ay la leedahay waddamada darisku uu ku dhisan yahay is-ixtiraam, wax wadaqabsi iyo iskaashi.
Reply Retweet Like
Villa Somalia Oct 9
Replying to @TheVillaSomalia
Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay in labada aqal looga baahan yahay in ay dardar geliyaan ansixinta hindise-sharciyeedyada kale ee wali horyaalla, kuwaas oo ay ka mid yihiin Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka iyo dib-u- eegista Sharciga Xisbiyada Siyaasadeed.
Reply Retweet Like
Villa Somalia Oct 9
Replying to @TheVillaSomalia
Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay furitaanka Kalfadhigan ayaa dul-istaagay muhiimadda sharciyada uu saxiixay muddadii la soo dhaafay, kuwaas oo gundhig u ah aas-aasidda qarannimo Soomaaliyeed oo taabba-gal ah.
Reply Retweet Like
Villa Somalia Oct 9
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gudanaya waajibkiisa dastuuriga ah ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Reply Retweet Like