Twitter | Search | |
QorilugudNews
3,556
Tweets
200
Following
597
Followers
Tweets
QorilugudNews 7h
[Halkan Ka Daawo:-] Barnaamijka Xiisaha Badan Ee Kasmaal Oo Ah Barnaamij Ay Maalgelisa Shirkada Somtel Bisha Ramadaan
Reply Retweet Like
QorilugudNews 7h
Ciidamada Jamhhuriyada Somaliland Ayaa Soo Bandhigay Hubka Noocyadiisa Kala Duwan Iyo Gaadiid Dagaal Oo Ay Shalay Ka Qabsadeen Maleeshiyaadka Putland[ Muuqaal]
Reply Retweet Like
QorilugudNews 9h
[Halkan Ka Daawo:-]Gudoomiye Ciro Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiin Ka Tirsan Wasaarada Arrimaha Dibada Dalka Sweden
Reply Retweet Like
QorilugudNews 9h
Taliyaha Ciidanka Qaranka Ee Aaga Bari Aya Soo Bandhigay Maydadka Maleeshiyaadkii Putland Oo Ay Soo Ururiyeen Kuna Wareejiyeen Eheladoodii[ Muuqaal]
Reply Retweet Like
QorilugudNews 9h
Taliyaha Aaga Bari Ee Ciidanka Qaranka Oo Maydadkii Putland Soo Bandhigay: via
Reply Retweet Like
QorilugudNews 13h
[Halkan Ka Dawo:-]Gudoomiyaha Haayada Ka Hortaga Afooyinka Ayaa Ku Dhawaaqay Khasaaraha Ka Dhashay Roobabkii Duufaanadii Ee Xeebaha Dalka
Reply Retweet Like
QorilugudNews 14h
Madaxweynaha Somaliland Oo Kafaalo Qaaday Nolosha Wiilkii Yaraa Ee Qoyskiisa Kuwaayey Masiibadii Duufaantii Xeebaha Somaliland Ku Dhufatay, Kuna Qaabiley Qasriga Madaxtooyada JSL[ Muuqaal]
Reply Retweet Like
QorilugudNews 18h
Masuuliyiinta Gobolka Saaxil Iyo Degmada Berbera Oo Hambalyo Iyo Taageero U Diray Ciidamada Qaranka Jamhuuriyada Somaliland[ Muuqaal]
Reply Retweet Like
QorilugudNews 19h
[Halkan Ka Daawo:-]Ciidamo Diif Iyo Dar Xumo Ka Muuqato Oo Ka Soo Goostey Puntland Ayaa Ku Soo Biiray Ciidamada Jamhuuriyada Somaliland
Reply Retweet Like
QorilugudNews May 24
[Halkan Ka Daawo:-]Barnaamijka Xiisaha Badan Ee Kasmaal Oo Ah Barnaamij Ay Maalgelisa Shirkada Somtel Bisha Ramadaanl
Reply Retweet Like
QorilugudNews May 24
[Halkan Ka Daawo:-]Ex Wasiir Cabdirashiid Riyo Raac Oo Si Adag Uga Hadlay Dagaalkii Tukaraq Iyo Arrimo Kale Oo Xasaasiya
Reply Retweet Like
QorilugudNews May 24
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Socdaal Gurmad Iyo U Kuur-gal isugu jira ku Gaadhay Deegaannada Xeebaha Dalka[ Sawirro]
Reply Retweet Like
QorilugudNews May 24
Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Gudaha Jamhuuriyada Somaliland Ayaa Shacabka Somaliland Ugu Baaqay Inay Is Garab Istaagaan Ciidamada Qaranka[ Muuqaal]
Reply Retweet Like
QorilugudNews May 24
[Halkan Ka Daawo:-]Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo Gaadhay Goobihii Masiibadu Ka Dhacday Ee Degmada Lughaya
Reply Retweet Like
QorilugudNews May 24
[Halkan Ka Daawo:-]Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo Gaadhay Degmada Saylac Khudbadna U Jeediyay Dadkii Waxyeeladu Ka Soo Gaadhay Duufaanta
Reply Retweet Like
QorilugudNews May 24
[Hakan Ka Daawo:-]Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Soo Bandhigay Heshiis Maraykanku Dhex Dhexaadiyey Oo Laga Gaadhay Colaada Tukaraq Iyo Cida Jabisay
Reply Retweet Like
QorilugudNews May 24
[Halkan Ka Daawo:-] Dawlada Somaliland Oo Ka Hadashay Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalka Saaka Degaanka TUKE-RAQ Ku Dhexmaray Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Kuwa Puntland.
Reply Retweet Like
QorilugudNews May 24
Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaalka Ka Socda Tuke-raq Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay
Reply Retweet Like
QorilugudNews May 24
Dagaal Xoogan Oo Saaka Mar Kale Ka Dhex Qarxay Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Maleeshiyaad Puntland
Reply Retweet Like
QorilugudNews May 23
[Halkan Ka daawo:-]Wasaaradda Biyaha Oo Soo Bandhigtay Qaabka Ay Uga Qayb Qaadanayso Gurmadka Loo Fidinayo Bulshadii Duufaantu Ku Dhufatay
Reply Retweet Like