Twitter | Search | |
This is the legacy version of twitter.com. We will be shutting it down on 15 December 2020. Please switch to a supported browser or device. You can see a list of supported browsers in our Help Center.
Malin News
Malin News are providing you all Somali news and jobs online.
17,436
Tweets
1,714
Following
1,030
Followers
Tweets
Malin News Feb 10
Askar lagu dilay qarax ka dhacay duleedka MuqdishoWararka ka imanaya duleedka Muqdishu ayaa sheegaya in maanta uu qarax ka dhacay waddada dhinaceeda uu qabsaday kolonyo ka tirsan ciidamada dawladda. Sii akhri Sii akhri》》
Reply Retweet Like
Malin News Feb 10
Cabdirashiid Janan: Kuma sugni ManderaWasiirka amniga Jubaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa sheegay inuusan ku sugneyn magaalada Mandera balse uu joogo magaalada Beled Xaawo ee gobolka Gedo. Sii akhri Sii akhri》》
Reply Retweet Like
Malin News Feb 10
Mas'uuliyiinta Mandera oo dalbaday inuu ka baxo JananSiyaasiyiinta iyo mas’uuliyiinta kale ee Gobolka Mandera ayaa ugu baaqay dawladda Kenya inay hubka ka dhigto ama waddanka ka saarto Wasiirka Amniga ee Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan oo maalmahan ku sugnaa degaa...
Reply Retweet Like
Malin News Feb 10
Dadka Shiinaha oo ku laabtay shaqooyinka kadib fasaxii CoronavirusMalaayiin qof oo ku sugan dalka China ayaa maanta shaqada ku laabtay kadib markii ay qaateen fasax dheer, oo looga gol lahaa in hoos loogu dhigo fiidtaanka xanuunka coronavirus, ayada oo tirada dadka u dhintay a...
Reply Retweet Like
Malin News Feb 10
Masar oo dhex-dhexaadineysa Xamas iyo IsraelWafdi ka socda dowladda Masar oo isku dayaya iney qaboojiyaan colaadda ka taagan marinka Gaza ayaa maanta oo Isniin ah halkaasi gaaray sida uu wakaaladda wararka AFP ay u xaqiijiyeen ilo-wareed ka tirsan Waaxda Amaanka ee ururka Xama...
Reply Retweet Like
Malin News Feb 9
Maxamuud Sayid Aadan oo ka Hadlay Xaaladda BaladxaawoDegmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa lagu soo waramayaa in maalintii shalay uu askari ku dhintay halka laba kalana ay ku dhaawacmeen ka dib markii uu isku dhac dhex maray ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland Sii akhri S...
Reply Retweet Like
Malin News Feb 9
Shir Madaxeedka Midowga Africa oo ka Furmay Addis AbabaMagaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia waxaa maanta ka fumary shir madaxeedkii sanadlaha ahaa ee madaxda Middowga Africa. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi la socda ayaa ka qeybgalaya shirkan....
Reply Retweet Like
Malin News Feb 9
Askar Mareykan ah oo lagu dilay AfghanstanMilitariga Mareykanka ayaa xaqiijiyay maanta oo Axad ah, in laba askari oo Mareykan ah la dilay lix kalana la dhaawacay, ka dib markii askari Afghani ah oo la shaqeynayay uu rasaas ku furay. Sii akhri Sii akhri》》
Reply Retweet Like
Malin News Feb 8
Duqeyn ka Dhacday Jubbada Dhexe oo Lala Beeegsaday Al-ShabaabTaliska ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa sheegay in laba duqeyn oo ay Khamiistii la soo dhaafay la beegsadeen dhismo ay Al-Shabab ku leeyihiin meel ku dhow deegaanka Jilib ee gobolka Jubada Dhexe ay ku dhaawaceen ...
Reply Retweet Like
Malin News Feb 8
Aqalka Sare oo Ansixiyey Sharciga Doorashada QarankaAqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay hindise sharciyeedka doorashooyinka qaranka kaasi oo ay wax ka bedel ku sameeyeen, dibna ay ugu celiyeen golaha shacabka si ay Iyana u ansixiyaan. Kulanka golah...
Reply Retweet Like
Malin News Feb 8
Warbixin: Saddex sano ka dib doorashadii Madaxweyne FarmaajoFarmaajo ayaa intii uu ku jiray ololaha doorashada, khudbad uu baarlamaanka ka hor jeediyey waxa uu sameeyey ballanqaadyo dhowr ah oo uu ku sheegay inuu wax ka qaban doono haddii uu helo taageerada xubnaha Baarlamaank...
Reply Retweet Like
Malin News Feb 8
Khamenei: Waa in aynu yeelannaa awood xooggan oo aan isaga baacino cadowgaHoggaamiyaha sare ee Iran Ayatollah Cali Khameni ayaa maanta sheegey in Jamhuuriyadda Islaamiga ah ay noqoto mid awood leh oo isaga waabisa halisaha cadowgeeda islamarkaasina ka hortagto dagaal. Sii akh...
Reply Retweet Like
Malin News Feb 8
Turkey oo ciidamo dheeri ah u diray IdlibDowladda Turkey ayaa Sabtida maanta ah ku hanjabtay iney duqeymo kaga jawaabi doonto haddii xarumaha ciidamadeeda ku sugan yihiin ee gobolka Idlib ee Suuriya markale la weeraro. Sii akhri Sii akhri》》
Reply Retweet Like
Malin News Feb 8
Khameni: Waa inaynu yeelana awood xooggan oo aan isaga baacino cadowgaHoggaamiyaha sare ee Iran Ayatollah Cali Khameni ayaa maanta sheegey in Jamhuuriyadda Islaamiga ah ay noqoto mid awood leh oo isaga waabisa halisaha cadowgeeda islamarkaasina ka hortagto dagaal. Sii akhri S...
Reply Retweet Like
Malin News Feb 7
Deni oo shir wada-tashi ku baaqay, isagoo eedeeyey dowladda dhexeMadaxweyne Deni ayaa sheegay in Puntland ay shir wada-tashi arrimaha dowlad dhiska Soomaaliya ah ku qabsan doonto magaalada Garoowe, bartamaha bisha March. Sii akhri Sii akhri》》
Reply Retweet Like
Malin News Feb 7
Xi Jinping oo ku baaqay dagaal ka dhan ah CoronavirusMadaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ku dhawaaqay in dadka ay qaadaan dagaal ka dhan ah xanuunka Fayrus-ka Corona, kaas oo dhimashada uu dhaliyay ay sii kordheyso maalinba maalinta ka dambeysa. Sii akhri Sii akhri》》...
Reply Retweet Like
Malin News Feb 7
Mareykanka oo dilay Qassim al-RimiMadaxweyne Donald Trump ayaa Khamiistii xaqiijiyey in Mareykanka ay dileen hoggaamiyaha Al-Qacidada Jasiiradda Carbeed – malamo kadib markii kooxdaas ay sheegatay mas’uuliyadda toogasho ka dhacday saldhig ciidan oo ku yaalla gobolka Florida. ...
Reply Retweet Like
Malin News Feb 6
Waraysi arday ku sugan Wuhan, ShiinahaWaxaa sii kordhaysa tirada xanuunka CoronaVirus ugu dhimanaysa dalweynaha Shiinaha, waxaana wararkii ugu dambeeyey ee ay soo tebiyaan wakaaladaha wararka ay sheegayaan inay dhinteen in ka badan 600 qof, ku dhowaad 30 kun oo kalena ay fayra...
Reply Retweet Like
Malin News Feb 6
Ilmo qalliin wadnaha ah loogu sameeyey HargeysaDhakhaatiirta wadnaha ee ka hawl gala Isbitaalka Gargaar ee Magaalada Hargeysa ayaa ku guuleystay inay furaan xididka wadnaha oo xidhnaa 10 Caruur ah, halka qaarkoodna uu dalloolay wadnuhu. Tani waxay ka dambeysay kadib markii d...
Reply Retweet Like
Malin News Feb 6
Bandhigga VOA: Farqiga u dhaxeeya awoodda lacagta iyo dhaqaalahaBarnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay kaalinta ay awoodda ama qiimaha lacagta ku leedahay heerka dhaqaalaha dalka. Waxaa soo jeedinaya Jamaal Axmed Cismaan. Sii akhri Sii akhri》》...
Reply Retweet Like