Twitter | Search | |
This is the legacy version of twitter.com. We will be shutting it down on 15 December 2020. Please switch to a supported browser or device. You can see a list of supported browsers in our Help Center.
NISA
Official Twitter account of National Intelligence & Security Agency (NISA) of Somalia.
548
Tweets
5
Following
70,640
Followers
Tweets
NISA Oct 13
Waxaa gacanta lagu dhigay 79, Tan oo maadada “Sulfuric Acid”ah & Shakhsiyaadkii dalka soo galiyey, una gudbinayey Maafiyada Alshabaab, waxayna wajihi doonaan Sharciga. Baaritaanka Maadadan waxaa ka wada shaqaynaya NISA & Hey’adaha ay iska kaashadaan ladagaalanka Aragagixisada.
Reply Retweet Like
NISA Aug 28
Sababo caafimaad awgeed, ayaa awoodii horjoogaha Maafiyada AS si KMG ah loogu wareejiyey abukar Aden, oo ah ku xigeenkiisa, waxaana loolan culus ka dhaxeeyaa garabka Mahad Karateey & garabka Diiriye oo ku hardamaya sidii loo magacaabi lahaa horjooge cusub.
Reply Retweet Like
NISA May 22
Waxaan tahniyad iyo farxad ku aadan Ciidul-Fidriga la wadaagaynaa Ciidamada qalabka sida, qoysaskooda iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, hambalyo. Nabad iyo Nolol ku ciida.
Reply Retweet Like
NISA Apr 23
NISA waxay u gudbisay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, gungaarka baarista Gal dacwadeedka Haruun Macruuf, si uu uga guto talaabooyinka sharciga ah ee ku habboon.
Reply Retweet Like
NISA Apr 12
Waxaan hambalyo diirran u diraynaa CXDS sanadguurada 60 aad ee aasaaskooda. Waa astaan qaran oo udub dhexaad u ah jiritaanka dadka & ilaalinta madaxbanaanida dalka. Waa Naftood hurayaal guulo soo hooyey, soona celiyey haybadii iyo magacii CXDS, Argagixisadana dhabarka ka jabshay.
Reply Retweet Like
NISA Apr 2
NISA waxay talaabada sharciga ah ee ku haboon ku qaadaysaa Harun Macruf, oo leh xiriiro khatar ku ah amniga Qaranka, kuna kacay falal ka baxsan anshaxa warbaahinta. Waxaan hay’adaha dalka la wadaagaynaa iney ka feejignaadaan xiriirkiisa, soona wargaliyaan laamaha amniga Qaranka.
Reply Retweet Like
NISA Mar 15
Horjoogaha Maafiyada AS Axmed Diiriye ayaa si toos ah ula wareegay Amniyaatka ( Qaraxyada) G-Banaadir, kadib markii uu gadood ka dhashay shirqoolkii lagu dilay Muuse Macalin, iyadoo ay sii korodhay Horjoogayaasha kale ee diidan beegsiga Joogtada ah ee Muqdisho.
Reply Retweet Like
NISA Mar 10
Saqdii dhexe ee xalay ayaa Bu’aale lagu dilay Muuse Macalin, oo horay isaga casilay madaxii Amniyaatka G-Banaadir ee AS, sidoo kale waxaa Xabsiga loo taxaabay madaxa hawlgalinta Amniyaatka G-Banaadir, Cumar Maxamed, iyadoo lafulinayey amarka Horjoogaha Maafiyada AS Axmed Diiriye.
Reply Retweet Like
NISA Feb 13
Khilaafkii u dhaxeeyey labada garab ee Maafiyada Alshabab ayaa sababay inuu is casilo madaxii Amniyaatka Gobolka Banaadir, Muuse Macalin ( Mucaawiye) oo ” 39, jir ah” oo ahaa garabka raacsan horjooge Mahad Karataay.
Reply Retweet Like
NISA Feb 3
Axmed Diiriye, Horjoogaha Argagixisada AS ayaa ka saaray Mahad Karataay & Bashir Qorgaab golaha fulinta xarakada, kana xayuubiyay dhamaan xilalkii ay kahayeen Xarakada, kadib markii ay ka dalbadeen Horjoogaha AS, joojinta qaraxyada joogtada ah ee lagu beegsado shacabka Muqdisho.
Reply Retweet Like
NISA Jan 29
Replying to @HSNQ_NISA
Waa qayb ka mid ah agabka qaraxyada laga sameeyo..(2)
Reply Retweet Like
NISA Jan 29
Howlgalo qorsheysan oo uu ciidanka Amnigu ka fuliyey Muqdisho 26 ilaa 28 bishaan, ayaa lagu soo qabtey Shabakad qaraxyada u qaabilsan AS, iyo maadooyinka qaraxyada laga sameeyo. Wada shaqaynta shacbka iyo laamaha Amniga waa sababta keentay guushaan...1
Reply Retweet Like
NISA Jan 21
Abshir Gaarane Axmed oo ka tirsan kooxda fanka Gobalka Banadir, una qaabilsanaa Argagaxisada Alshabab xuuraanka & Maaliyadda ayaa Dabagal dheer kadib NISA gacanta kusoo dhigtay, Iyadoo loo gudbinayo Hay’adaha garsoorka.
Reply Retweet Like
NISA Dec 30
Waxaan madaxda qaranka ugudbinay, warbixin bilow ah oo tilmaamaysa in Xasuuqii Shacabka Soomaaliyeed loogu gaystay Muqdisho, 28-Dec-2019, uu qorshayntiisa lahaa Dal shisheeye. Baariitaanka socda si loo dhamaystiro, waxaan la kaashan doonnaa Hay’adaha sirdoonka Caalamka qaarkiis.
Reply Retweet Like
NISA Dec 26
Maxamed Xaaji (Ilkacase) oo katirsan Amniyaadka AS, oo loohaysto dilka in kabadan 180 qof, iyo fulinta qaraxyo uu ka midyahay kii Tiyaatarka Qaranka oo uu ku shahiiday haldoor Cawil Daahir, ayaa asaga iyo Shabakaddiisa oo ka koobab 9 dhagarqabe lahorgeeyay Maxkamada CQS.
Reply Retweet Like
NISA Dec 3
Ciidamada Amniga, ayaa caawa gacanta kusoo dhigay dhagarqabe katirsan AS, isagoo doonayey inuu Bam-gacmeed tuuro, waxaana la qabtay isagoon wax qasaara ah u gaysan shacabka. Waxaana la xisaabtamaya hay’adaha ku shaqada leh.
Reply Retweet Like
NISA 23 Nov 19
Laamaha Amaanka ayaa maanta gacanta ku soo dhigay dhagarqabe Xudeyfa, katirsan qaybta qaraxyada AS, kaasoo ku xiray qarax dhejis ah gaari yaalay agagaarka isgoyska Zoobe
Reply Retweet Like
NISA 14 Nov 19
Hay’adaha Amniga ayaa shalay iyo maanta ku guulaysteen iney gacanta kusoo dhigaan sadex dhagarqabe oo ka tirsan AS, kana mid ah shabakadaha dilalka ka fuliya Muqdisho, wada shaqaynta shacabka iyo laamaha amniga ayaa sabab u ah guushaas.
Reply Retweet Like
NISA 12 Nov 19
Waxaa booqasho shaqo oo laba maalin ah ku yimid Muqdisho Agaasimaha Sirdoonka Naajeeriya(NIA) Axmed Abubakar Rufaaci, isagoo kulan laqaatay dhigiisa Soomaaliya Fahad Yasin, waxayna kala saxiixdeen isfaham iyo wada shaqayn buuxda oo dhexmarta labada Hay’adood ee labada dal.
Reply Retweet Like
NISA 17 Sep 19
Taliyaha Siradoonka wadanka Angola Gen. José Luís Caetano Higino de Sousa, oo booqasho rasmi ah kuyimid magaalada Muqdisho ayaa lakulmay Agaasimaha NISA Fahad Yasin, waxayna ka wadahadleen sidii ay uga faa’ideysan lahaayeen khibradda NISA ay u leedahay ladagaalanka argagaxisada.
Reply Retweet Like