Twitter | Search | |
Danab Jubaland
dhaman shacabka somaliyad wax wargalinana in ay nagala so xariran hadi ay wax dhib ama la xariro alshabab naga so waca numbarkan 0612192235
779
Tweets
251
Following
1,429
Followers
Tweets
Danab Jubaland Dec 19
19 Dec2018 12th mechanized danab somali force ayaa ku guulaystay hawlgal ay sameeyeen Halwgalkan ayaana lagudilay 11 Alshabaab Ah ma jirto Wax khasaare Ah oo kasoo gaaray ciidanka
Reply Retweet Like
Danab Jubaland Dec 8
Dawlada somaaliya ayaa kasooraynaysa dhinaca burburkii iyo colaadihii ay soomartay ayadoo sookabanaysa hada Guul iyo gobanimo somaaliya
Reply Retweet Like
Danab Jubaland Dec 1
1December 2018/12 Ciidamada kumaandoosta danab iyoSNA ayaa hawlgal kasameeyey mareerey ayagoo fuliyey balanqaadkii dawlada fadaraalka somaaliya ayagoo balanqaaday amniga iyo xasilinta aagaas
Reply Retweet Like
Danab Jubaland Nov 24
Ciidamada xooga dalka ayaa roondo kasameeyey waqooyiga Araare ayagoo kusii Soconaya difaaca dadka shacabka Ah ee Alshabaab ay dhibaateeyeen
Reply Retweet Like
Danab Jubaland Nov 17
Xuseen c/lahi Muxumed Wuxuu kamid ahaa ururka argigixisa Alshabaab Wuxuuna iska soo dhibay dagmada afmadaw
Reply Retweet Like
Danab Jubaland Nov 17
Ciidamada xooga dalka ayaa aroondo kasameeyey waqooyiga Koban ayagoo sii riixayey alshabaab Agagaarkaas
Reply Retweet Like
Danab Jubaland Nov 7
Ciidanka kumaandoosta danabjubbaland Qaybtiisa cimic ayaa maanta soo kormeerey Dhamaan tuulooyinkii lagaxoreeyey Alshabaab ayagoo ukuurgalayey xaaladooda nololeed Caafimaad Waxbarasho tuulooyinkan ayaa umuuqda kuwo kasoo kabanaya dhibaa tooyinkii ay ugaysteen cadawga Alshabaab
Reply Retweet Like
Danab Jubaland Nov 5
Waa Shir maanta kaqabsoomay aqalka martida jubbaland the White House waxaana kasoo qaybgalay laamaha kaladuwan Ee jubbaland iyo saaxiibada kale Ee beesha caalam
Reply Retweet Like
Danab Jubaland Nov 4
Reply Retweet Like
Danab Jubaland Nov 3
Ciidamada kumaandoosta danabjubbaland iyo daraawiishta jubaland ayaa hawlgalo kawada waqooyiga Araare
Reply Retweet Like
Danab Jubaland retweeted
Goobjoog News. Oct 6
AMISOM TO recruit 800 new police officers in HirShabelle state -
Reply Retweet Like
Danab Jubaland retweeted
Mogadishu City Oct 6
International Bank of Somalia (IBS), Mogadishu
Reply Retweet Like
Danab Jubaland retweeted
Ministry of Finance Oct 6
Waxaa hawada lasoo galiyay Website-ka Wasaaradda Maaliyadda kaas oo aad ka daalacan karto dhamaan wixii xog ah ee la xariira Dakhliga iyo kharaashaadka Dowladda Wali waxaa ku socda Website-ka ku shubidda xogta fadlan booqo
Reply Retweet Like
Danab Jubaland retweeted
Horumarka Soomaaliya Oct 5
Cunugtanii waa Abeheedna waa Shacabka Soomaaliyeed. Dowladd aan helin Taageerka Shacabkeeda wallee aysan Dhaqaqeenini.
Reply Retweet Like
Danab Jubaland retweeted
Amb. Jama A Mohamed Oct 4
Join me in Congratulating Dr. Hawa Abdi & her daughter Dr. Deqo who have brought alot of pride to our beloved by winning Lifetime Achievement award in Turkey. The award was in recognition of their Humanitarian support in Somalia especially women
Reply Retweet Like
Danab Jubaland retweeted
EU Del in Somalia Oct 4
''An honour to host Finance Minister Beyleh and Planning Minister Gamal at the EU Delegation in Mogadishu this morning. A very good discussion on the Government’s economic reform agenda for all Somalia and Somali people.'' EU Chargé d'Affaires Fulgencio Garrido Ruiz
Reply Retweet Like
Danab Jubaland retweeted
الصومال بالعربية Oct 4
تخريج دفعة جديدة من قوات الأمن قوامها 600 رجل أمن لتسلم مهام تأمين وحفظ الأمن والنظام في العاصمة بحضور وزير الأمن الداخلي وعمدة العاصمة
Reply Retweet Like
Danab Jubaland retweeted
Horumarka Soomaaliya Oct 5
Administration. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Reply Retweet Like
Danab Jubaland retweeted
Xalka Soomaaliya Oct 5
العودة الى التعليم للتعويض بمافات 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🐐🐐🐪🐪
Reply Retweet Like